HomeWararDhageyso:-Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre”Muwaadinkii heshiis qarsoodi ah galaa Waa in 30 Sano...

Dhageyso:-Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre”Muwaadinkii heshiis qarsoodi ah galaa Waa in 30 Sano la xiraa”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay qodobo qaar oo uu sheegay in uu ka maqan yahay xeerka ay Maanta Baarlamaanka anisixyeen ee dalka looga mamnuucay ShirKadda DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta. Xildhibanka oo ka hadlayay Kulankii Maanta ayaa sheegay in Xeerkan uu ka waayay qodob […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay qodobo qaar oo uu sheegay in uu ka maqan yahay xeerka ay Maanta Baarlamaanka anisixyeen ee dalka looga mamnuucay ShirKadda DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta.

Xildhibanka oo ka hadlayay Kulankii Maanta ayaa sheegay in Xeerkan uu ka waayay qodob ka hadlaya ciqaabta uu muteysan karo muwaadinka soomaaliyeed ee heshiis qarsoodi ah la gala Shirkado Shisheeye.

- Advertisement -

“Runtii waxa aan halkan u soo istaagay waxa ay tahay waxa aan xeerka ka waayay qodob sheegaya ciqaabta muwaadinka gala heshiis qarsoodi ah waxa ay aheyd in lagu daro xataa uu qofkaa muteysan karo Xabsi gaaraya 10 ilaa 30 Sano ayuu yiri Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre.

Hadalka Xildhibaanka ayaa ku soo aadaya xili ay taagneyd xiisad ka dhalatay heshiiskii Saddex geesoodka ahaa ee dekada Berbera wallow shirkadda DP World ee heshiiskas gashay Baarlaamanka Soomaaliya ay maanta mamnuuceyn in ay dalka ka sii Shaqeyso.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts