HomeWararAgaasimihii Farsamada Dhulka G/Banaadir iyo Wiilkiisa oo loo xiray Dhul ay iibsadeen

Agaasimihii Farsamada Dhulka G/Banaadir iyo Wiilkiisa oo loo xiray Dhul ay iibsadeen

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka gobolka Banaadir ayaa Xabsiga dhigay Agaasimihii Farsamada dhulka Maamulka gobolka Banaadir iyo wiilkiisa,kadib markii lagu soo eedeeyay in ay dhul iibsadeen sida ay inoo xaqiijiyeen Dad Xog-ogaal ah. Yuusuf Geesey iyo Wiilkiisa,ayaa loo heystaa in ay iibsadeen dhulka oo ku yaalla Xaafada Xoosh ee degmada Dharkenley kaas oo isla maanta Maamulka gobolka Banaadir uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka gobolka Banaadir ayaa Xabsiga dhigay Agaasimihii Farsamada dhulka Maamulka gobolka Banaadir iyo wiilkiisa,kadib markii lagu soo eedeeyay in ay dhul iibsadeen sida ay inoo xaqiijiyeen Dad Xog-ogaal ah.

Yuusuf Geesey iyo Wiilkiisa,ayaa loo heystaa in ay iibsadeen dhulka oo ku yaalla Xaafada Xoosh ee degmada Dharkenley kaas oo isla maanta Maamulka gobolka Banaadir uu ka joojiyay Shaqa ka socotay,dhulkaas oo la sheegayo in u ahaa Waddo ay Bulshadu isticmaaleyso.

- Advertisement -

Tallaabadaan uu Maanta ku dhaqaaqay Maamulka gobolka Banaadir ka sokow aysa waxaa horay u jirtay in Maamulku uu joojiyay dhismo ku socday dhulal Danta guud oo ku yaalla Gobolka Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts