HomeWararGudoomiye Yariisow oo Caawa shaaciyay sababihii loo xiray Wadooyinka Muqdisho

Gudoomiye Yariisow oo Caawa shaaciyay sababihii loo xiray Wadooyinka Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Afartii Maalmood ee la soo dhaafay waxaa inta badan xirnaa Isgoysyada Waaweyn ee ku yaalla muqdisho xeritaankaas oo ay ka cabanayeen Shacabka Muqdisho ayaa sababihii loo xiray waxaa Caawa sheegay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo shir jaraa’I’d Warbaahinta ugu qabtay Muqdisho ayaa Shacabka ka raali geliyay dhibaatadii ay ku qabeen xirnaanshaha isaga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afartii Maalmood ee la soo dhaafay waxaa inta badan xirnaa Isgoysyada Waaweyn ee ku yaalla muqdisho xeritaankaas oo ay ka cabanayeen Shacabka Muqdisho ayaa sababihii loo xiray waxaa Caawa sheegay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo shir jaraa’I’d Warbaahinta ugu qabtay Muqdisho ayaa Shacabka ka raali geliyay dhibaatadii ay ku qabeen xirnaanshaha isaga oo cadeeyay sababtii loo xiray.

- Advertisement -

“Shacabka ku nool Caasimadda waxaan uga cudur-daaranaynaa maalmihii koobnaa ee sababo la xiriira amniga u xirnaayeen qaar kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxa uu sheegay in ay jiraan qaraxyo iyo falal amnidarro in ay ka hor tageen laamaha amniga Soomaaliya.

“Waqtigii ay xirnaayeen waddooyinku waxaa laga hortagay falal abaabulan oo kooxaha argagixisadu la doonayeen shacabkeena, sugitaanka amnigu waa masuuliyad weyn oo lagu bad-baadinayo nafta iyo maalka bulshadeenna”

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts