HomeWararSawirro:-Shir u dhaxeeya Booliska Federaalka iyo kuwa Dowlad goboleedyada oo ka socda...

Sawirro:-Shir u dhaxeeya Booliska Federaalka iyo kuwa Dowlad goboleedyada oo ka socda Baydhabo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa maalintii Labaad galay Shirkii ka socday Magaaladda Baydhabo ee u dhaxeeyey Booliska Federaalka, kuwa dowlad goboleedyadda iyo Wasaaradda Amniga Qaranka iyo Wasaaraddaha dhigeeda ah ee Maamulada dalka ka jira, waxaana shirkaasi diiradda lagu saarayaa arrimaha ammaanka dalka. Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, S/guuto Mukhtaar Xuseen Afrax oo kulankaasi shir guddoominaya ayaa kulanka kadib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maalintii Labaad galay Shirkii ka socday Magaaladda Baydhabo ee u dhaxeeyey Booliska Federaalka, kuwa dowlad goboleedyadda iyo Wasaaradda Amniga Qaranka iyo Wasaaraddaha dhigeeda ah ee Maamulada dalka ka jira, waxaana shirkaasi diiradda lagu saarayaa arrimaha ammaanka dalka.

Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, S/guuto Mukhtaar Xuseen Afrax oo kulankaasi shir guddoominaya ayaa kulanka kadib booqasho ku tagay dhowr Xarumood oo Booliska Magaaladda Baydhabo ay ku sugnaayeen, waxaana kormeerka ku wehliyey Wasiirka Amniga, Taliyaha Qeybta Booliska Koofur galbeed iyo Saraakiil kale.

- Advertisement -

S/guuto Mukhtaar Xuseen Afrax, Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Abaal marino Lacageed guddoonsiiyey qaar kamid ah Ciidanka ku sugnaa Xarumaha uu booqashada ku tagay, taasi oo ah mid lagu dhiiri gelinayo Ciidanka, si ay u laba jibaaraan Shaqada culus ee Qaranka ay u hayaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts