HomeWararSawirro:- Sanad-guuradii 1 aad ee doorashadii Farmaajo oo Ciidamada Dowladda loo qeybiyay...

Sawirro:- Sanad-guuradii 1 aad ee doorashadii Farmaajo oo Ciidamada Dowladda loo qeybiyay Xoolo Nool

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maanta oo ku beegan 8,da Bisha February waxa ay ku beegan tahay Sanad-guuradii Koowaad ee markii la doortay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaana Siyaaso kala duwan loo sameynayaa Maamusyo Maalintaan. Xerooyinka iyo furumaha ay ku sugan yihiin Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxaa la geeyay Xoolo Nool,kuwaas oo loo qeybiyay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya. Askari […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta oo ku beegan 8,da Bisha February waxa ay ku beegan tahay Sanad-guuradii Koowaad ee markii la doortay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaana Siyaaso kala duwan loo sameynayaa Maamusyo Maalintaan.

Xerooyinka iyo furumaha ay ku sugan yihiin Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxaa la geeyay Xoolo Nool,kuwaas oo loo qeybiyay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Askari walba oo ku sugan xerooyinka Ciidamada dowladda gaar ahaan kuwa Milateriga ayaa waxaa la siinayay Hal Neef oo Ari ah.

Sawiro laga soo qaaday ayaa muujinayay iyada oo ciidamada Milateriga Xerooyinkooda Muqdisho ku leeyihiin la geeyay xoolo Nool loona qeybinayo.

Lama shaacin xiliga ay ku ekaan doonto qeybinta Xoolaha Nool ee Ciidamada Milateriga balse waxa uu ku soo aadayaa xili isla Maanta Wadooyinka Muqdisho laga howlgeliyay Teendhooyin dadka danta yar loogu fidinayo Gurmad Caafimaad ee lacag la’aan ah.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts