HomeWararSawirro:-Munaasabad Xilka uu kula wareegayo Gudoomiye Yariisow oo ka socota Muqdisho

Sawirro:-Munaasabad Xilka uu kula wareegayo Gudoomiye Yariisow oo ka socota Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Muqdisho waxaa iminka socota munaasabad ay xilalka ku kala wareegayaan gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed  iyo gudoomiyaha Cusub G/Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow. Munaasada ayaa waxaa lagu qabanayaa Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Visha Governo,waxana Goobjoog ka ah masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo Xafladaas lagu Casuumay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho waxaa iminka socota munaasabad ay xilalka ku kala wareegayaan gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed  iyo gudoomiyaha Cusub G/Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow.

Munaasada ayaa waxaa lagu qabanayaa Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Visha Governo,waxana Goobjoog ka ah masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo Xafladaas lagu Casuumay.

- Advertisement -

Ammaanka Xarunta Dowladda Hoose  ee Xamar ayaa aad loo adkeeyay,waxaana lagu arkayaa Ciidamo gaar ah uu amniga xaqiijinaya.

Hadda waxaa socda khudbado ay jeedinayaan madaxda ka qeybgaleysa Munaasabada,wxana la filayaa in ay halkaasi khudbado ka jeediyaan Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ee xilka baneynaya Taabit Cabdi Maxamed iyo Gudoomiyaha Cusub ee G/Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts