HomeWararAkhriso:-Baarlamaanka Jubbaland oo xasaanadii kala noqday mid ka mid ah Xildhibaanada

Akhriso:-Baarlamaanka Jubbaland oo xasaanadii kala noqday mid ka mid ah Xildhibaanada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

War Qoraal ah oo ka soo baxay gudiga Anshaxa ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in xasaanadii laga qaaday Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan. Gudiga ayaa Xildhibaanka waxa ay ku eedeeyeen in uu galay faldambiyeed la xiriira been abuur iskahor keenid iyo qalqal gelin Gayiga Jubbaland iyo in uu keenay mooshin been abuur […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Qoraal ah oo ka soo baxay gudiga Anshaxa ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in xasaanadii laga qaaday Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan.

Gudiga ayaa Xildhibaanka waxa ay ku eedeeyeen in uu galay faldambiyeed la xiriira been abuur iskahor keenid iyo qalqal gelin Gayiga Jubbaland iyo in uu keenay mooshin been abuur ah sidaasna ay xasaanadii uga qaadeen.

- Advertisement -

Waxa ay sheegeen in warqada xasaanada looga qaaday Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan ay u gudbiyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland, isla markaana uu aqbalay.

Hoos Ka Akhriso Warqada Xasaanada looga qaaday Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts