HomeWararSawirro:-Goddoomiye Jawaari oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga

Sawirro:-Goddoomiye Jawaari oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga  Waxaa kulan ku yeeshay Godoomiya Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (jawaari) iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Turkiga. kulankan ay wada yesheen jaaliyadda soomaaliyeed ee Turkiga iyo gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dardar gelin lahaa Howlaha balaaran ay jaaliyada Soomaaliyeed u hayaan shacabka soomaaliyeed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga  Waxaa kulan ku yeeshay Godoomiya Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (jawaari) iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Turkiga.

kulankan ay wada yesheen jaaliyadda soomaaliyeed ee Turkiga iyo gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dardar gelin lahaa Howlaha balaaran ay jaaliyada Soomaaliyeed u hayaan shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalkan Turkiga .

- Advertisement -

Mudane Maxamed Shiiq Cusmaan (jawaari) ayaa Jaaliyadda ku amaanay doorkii ay ka qaateen dhawacyadii Qaraxii 14-ka Oktoober iyo sidii ay dhaqaalaha isaga soo aruuriyeen si ay u dhamaystiraan baahiyaha Dadkii isbitaalada ku jiray,isagoo Jaaliyadda ku dhaqan dalka Turkiga ku booriyay in ay wanaagana kaga daydaan shacabka Turkiga.

Guddoomiayaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa aad ugu amaanay Dawladda iyo shacabka Turkiga sida ay had iyo jeer u garab istaaganyihiin  Dawlada soomaaliya iyo Shacabkeeda.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa u ugu mahadceliyay gudoomiyaha Golaha shacabka fursada uu siiyay, iyagoo u balan qaaday in ay ka shaqayn donaan wada-jirka Soomaalida ku dhaqan dalka Turkiga .

- Advertisement -

Gudoomiyaha jaaliyada soomaaliyeed ee Turkiga Shiiq maxamed ayaa gudoonsiiyay Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari shahaado sharaf, taasoo ka turjumaysa shaqada adag ee uu bulshada u hayo iyo marxaladii adkeyd ee uu gudomiyaha ku shaqaynayay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts