HomeWararCiidamada Ammaanka Puntland oo Xabsiga dhigay Wariye Cumar Dheere

Ciidamada Ammaanka Puntland oo Xabsiga dhigay Wariye Cumar Dheere

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Amniga Maamulkaas ay Xabsiga dhigeen Wriye Cumar dheere oo ka mid ah Wariyayaasha ka howlgalla deegaanada Puntland. In kastoo aan la ogeyn sababta loo xiray balse Gudoomiyaha Maamulka gobolka Nugal Yuusuf Maxamed Waceys Dhedo oo ay Warbaahinta wax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Amniga Maamulkaas ay Xabsiga dhigeen Wriye Cumar dheere oo ka mid ah Wariyayaasha ka howlgalla deegaanada Puntland.

In kastoo aan la ogeyn sababta loo xiray balse Gudoomiyaha Maamulka gobolka Nugal Yuusuf Maxamed Waceys Dhedo oo ay Warbaahinta wax ka weeydisay ayaa sheegay in amarka Xarigiisa ay Maxkamada gobolka Nugaal bixisay.

- Advertisement -

Wariyaha ayaa ilaa iyo hadda ku xiran Xabsiga Magaalada Garoowe,wariyasha ka howlgalla deegaanada Puntland waxa ay sheegen in sababta loo xiray ay tahay Warbixin uu ku qoray Bartiisa facebook oo uu kaga hadlay heerka shaqaaleysiinta Puntland.

Waa markii labaad mudo Sanad Gudaheed ah  ee Ciidamada Amniga Puntland ay Xabsiga dhigan Wariye Cumar Maxamed( Cumar Dheere) oo inta badan loo xiro Warar uu ku qoro Baraha ay bulshada isticmaasho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts