HomeWararRa’iisul Wasaar Khayre “Waxaa la furayaa jidka isku xira Muqdisho iyo Baydhabo+Sawirro

Ra’iisul Wasaar Khayre “Waxaa la furayaa jidka isku xira Muqdisho iyo Baydhabo+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo xalay kulan la qaatay qaar kamid ah bulshada ku dhaqan degmada Baydhabo ayaa ku baaqay iney dadku ka qeyb qaataan dagaalka lagula jiro shabaab dhulalka kooban ee ay maamullaan Koonfur Galbeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in la isku furi doono wadada isku xirta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo xalay kulan la qaatay qaar kamid ah bulshada ku dhaqan degmada Baydhabo ayaa ku baaqay iney dadku ka qeyb qaataan dagaalka lagula jiro shabaab dhulalka kooban ee ay maamullaan Koonfur Galbeed.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in la isku furi doono wadada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Baydbao, si deegaanka looga saaro go’doonka. isagoo tilmaamay kooxaha shabaab dhibaatada ay wadaan darteed uu maamulku u guuri la yahay xaruntiisii Baraawe sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Hoos ka Daawo Sawirrada Kulanka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts