HomeWararRaashiya, Turkiga iyo Iiraan oo isku raacay Shir looga hadlayo Arrimaha...

Raashiya, Turkiga iyo Iiraan oo isku raacay Shir looga hadlayo Arrimaha Syria

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Saddexda Madaxweyne ayaa hadalkaasi ku dhawaaqay, kadib, markii ay kulan Wadajir ah ku yeesheen magaalladda SOOJI ee loo dalxiis tago ee dalka Raashiya. Madaxweyne Valadamir Putin ayaa sheegay inay Madaxweyne Erdogan iyo Madaxweyne Xasan Ruuxaani taageereen Hindisaha qabsoomida Shirweynaha Kongareeska Syria, kaasi oo si wadajir ah la isugu keeni doono Madaxda Dowladda Syria iyo Kooxaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saddexda Madaxweyne ayaa hadalkaasi ku dhawaaqay, kadib, markii ay kulan Wadajir ah ku yeesheen magaalladda SOOJI ee loo dalxiis tago ee dalka Raashiya.

Madaxweyne Valadamir Putin ayaa sheegay inay Madaxweyne Erdogan iyo Madaxweyne Xasan Ruuxaani taageereen Hindisaha qabsoomida Shirweynaha Kongareeska Syria, kaasi oo si wadajir ah la isugu keeni doono Madaxda Dowladda Syria iyo Kooxaha Mucaaradka.

- Advertisement -

Shirwynahaasi ayaa la rajeynayaa in lagu qaban doono magaalladad SUUJI ee dalka Raashiya.

Dhinaca kale, Bishan 28-da waxa magaalladda Jineefa ka furmi doona Wareegga 2-aad ee Wada-xaajoodka QM ee u dhexeeya Ergooyin ka kala socda Dowladda Syria iyo qaar ka mid ah Kooxaha Mucaaradka Hubeysan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts