HomeWararDaawo:- Gudoomiyaha Xisbiga WADANI oo ka hadlay Go’aankii ay ku dhawaaqen Masuuliyiinta...

Daawo:- Gudoomiyaha Xisbiga WADANI oo ka hadlay Go’aankii ay ku dhawaaqen Masuuliyiinta xisbiga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kadib markii Gelinkii dambe ee Maant ay MASUULIYIINTA Xisbiga Mucaaradka Soomaaliland ee WADANI ay ku dhawaaqeen in ay hakiyeen wadashaqeyntii Guddiga Doorashooyinka ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyaha Xisbigaas. Cabdirxmaan Cabdullahi cirro ayaa marka hore soo dhaweeyay qaabkii wanagsanaa ay u dhacday doorashda Soomaaliland 13,kii Bishaan. Isaga oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii Gelinkii dambe ee Maant ay MASUULIYIINTA Xisbiga Mucaaradka Soomaaliland ee WADANI ay ku dhawaaqeen in ay hakiyeen wadashaqeyntii Guddiga Doorashooyinka ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyaha Xisbigaas.

Cabdirxmaan Cabdullahi cirro ayaa marka hore soo dhaweeyay qaabkii wanagsanaa ay u dhacday doorashda Soomaaliland 13,kii Bishaan.

- Advertisement -

Isaga oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in laba jeer ay u tageen Guddiga doorashooyinka isla markaana ay Cabasho ka qabeen Sanaadiiqdii laga keenay Magaalooyinka Gibileey iyo Hargeysa balse aysan ka helin wax jawaab ah.

Waxa uu sheegay in intaasi kadib ay Masuuliyiinta Xisbiga WADANI ay hakiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen guddiga doorashooyinka ilaa iyo inta jawaab laga siinayo.

Ugu dambeyn waxa uu ugu baaqay tageerayasha Xisbiga WADANI in ay xaalada dejiyaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Cabdiraxaan Cirro.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts