HomeWararFaah faahin khasaaro ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho

Faah faahin khasaaro ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Faah faahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro geystay oo Barqanimadii Maanta ka dhacy qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in qaraxaas uu ahaa Miinada dhulka lagu Aaso taas oo la dhigay ka soo horjeedka Warshada Biyaha Caafi ee ku taalla Wadada Warshadaha. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro geystay oo Barqanimadii Maanta ka dhacy qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in qaraxaas uu ahaa Miinada dhulka lagu Aaso taas oo la dhigay ka soo horjeedka Warshada Biyaha Caafi ee ku taalla Wadada Warshadaha.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegay in xiliga qaraxa Miinada uu dhacayay uu Goobta marayay Gaari Cabdi Bille ah oo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Laba Ruux oo Goobta ka agdhawaa ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen qaraxaas kuwaaas oo loola cararay Isbitaalada ku yaalla Muqdisho.

Rasaas ayaa la sheegay in ciidamadu ay kor u rideen iyada oo intaas kadib ay Goobta ka tageen ciidamadu xaaladuna ay caadi ku soo laabatay.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts