HomeWararDhageyso:-Ciidamo aan ka mid aheyn kuwa dowladda iyo AMISOM oo u diyaar...

Dhageyso:-Ciidamo aan ka mid aheyn kuwa dowladda iyo AMISOM oo u diyaar garoobay dagaalka Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliye ku xigeenka Ciidamo is-baabulay oo ku sugan gudaha Gobolada Hiiran iyo iyo Bakool oo Wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin dagaal ay la galaan Al-Shabaab Cabdullaahi Cabdi Zabriye o ah taliye ku xigeenka Ciidankaas ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada dagaalkii uu ku baaqay Madaxweyne […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliye ku xigeenka Ciidamo is-baabulay oo ku sugan gudaha Gobolada Hiiran iyo iyo Bakool oo Wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin dagaal ay la galaan Al-Shabaab

Cabdullaahi Cabdi Zabriye o ah taliye ku xigeenka Ciidankaas ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada dagaalkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo isla markaana haatan ay galeen diyaar garoowgii ugu dambeeyay.

- Advertisement -

Waxa uu sigaar ah u sheegay in Ciidamadaan ay abaabuleen in ay howlgalka ka sameyn doonaan Lix Tuulo oo ka kala tirsan Gobolada Hiiraan iyo Bakool.

Waxa uu ku eedeeyay taliska xoogga dalka Soomaaliya in ay ka gaabiyeen waxyaabihii looga baahnaa isla markaana aysan jirin cid ay taakuleyn ka helayaan.

Ciidamadan ayuu sheegay in laga kala aruuriyay deegaanada Buq Goosaar, Baladweyne, Far Libaax, Ceel Cadde, Qurac Joome, Beesaale iyo Ceel-Barde, waxa ayna diyaar u yihiin in ay ka qeyb qaatan xureynta dalka sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Taliye ku xigeenka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts