HomeCaalamkaUgu yaraan 2 qof oo ku geeriyootay Toogasho xalay ka dhacday Maraykanka

Ugu yaraan 2 qof oo ku geeriyootay Toogasho xalay ka dhacday Maraykanka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay in ugu yaraan 2 qof la dilay, mid kalena lagu dhaawacay Toogasho ka dhacday gudaha Dukaan Weyn ee Walmart, Super Market oo ku yaalla Degmadda Thornton oo 14 KM dhanka W/bari kaga toosan magaalladda DENVOR ee dalkaasi. Qoraal la soo dhigay Twitterka Boliska Maraykanka ayaa lagu sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay in ugu yaraan 2 qof la dilay, mid kalena lagu dhaawacay Toogasho ka dhacday gudaha Dukaan Weyn ee Walmart, Super Market oo ku yaalla Degmadda Thornton oo 14 KM dhanka W/bari kaga toosan magaalladda DENVOR ee dalkaasi.

Qoraal la soo dhigay Twitterka Boliska Maraykanka ayaa lagu sheegay inay Baarayaasha xaqiijiyeen in Toogashadaasi lagu dilay 2 nin, laguna dhaawacay Haweeney, taasi oo la dhigay Isbitaalka.

- Advertisement -

Qofka weerarka geystay ayaa la sheegay inuu baxsaday, iyadoo Goobjooge u sheegay Telefishinka 9 NEWS inuu maqlay ku-dhawaad 30-xabbadood..

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts