HomeCaalamkaMadaxweynaha Masar oo sheegay inay ka go’an tahay dhowrista Midnimadda iyo Madax-bannaanida...

Madaxweynaha Masar oo sheegay inay ka go’an tahay dhowrista Midnimadda iyo Madax-bannaanida dalka Somalia

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweyne C/fataax Al-sisi ayaa hadalkaasi ku sheegay mar uu xalay khadka Telefoonka kula hadlay Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo. Wakaalladdas Wararka u faafisa Dowladad Masar ee (MENA) ayaa sheegtay inay Labada Madaxweyne ka wada hadleen Xiriirka Labada Dal iyo Iskaashiga Wadajirka ee lagula dagaalamayo waxa loogu yeeray Argagixisadda iyo Xag-jirka. Labada Madaxweyne waxay kaloo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne C/fataax Al-sisi ayaa hadalkaasi ku sheegay mar uu xalay khadka Telefoonka kula hadlay Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Wakaalladdas Wararka u faafisa Dowladad Masar ee (MENA) ayaa sheegtay inay Labada Madaxweyne ka wada hadleen Xiriirka Labada Dal iyo Iskaashiga Wadajirka ee lagula dagaalamayo waxa loogu yeeray Argagixisadda iyo Xag-jirka.

- Advertisement -

Labada Madaxweyne waxay kaloo ka wada hadleen Waxyaabihii ugu dambeeyey ee ka dhacay Somalia iyo dadaalka DFS ee Soo-celinta Nabadda, Deganaanshaha, si loo xaqiijiyo Horumarka dadka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha dalka Masar waxa uu carrabka ku dhuftay inay Masar ka go’an tahay Dhowrista Midnimadda iyo Madax-bannaanida Qaranka Soomaaliyeed.

Dhinaca kale, Madaxweyne Farmaajo waxa uu ka mahad celiyey Taageeradda ay Dowladda Masar la garab taagan yihiin Somalia, gaar ahaan Taageeradda lagu soo celinayo Deganaanshaha Somalia.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, waa markii Labaad ee ay Labada Madaxweyne ku wada hadlaan Khadka Telefoonka, tan iyo wixii ka dambeeyey Socdaalkii uu Madaxweyne Farmaajo ku tegay dalka Masar bishii August 20-dii ee sannadkan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts