HomeMaqalDhageyso:-Cameey”Shirka Kismaayo ma’ahan mid ay ku jirto danta Shacabka Soomaaliyeed”

Dhageyso:-Cameey”Shirka Kismaayo ma’ahan mid ay ku jirto danta Shacabka Soomaaliyeed”

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay,Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland ayaa sheegay  in shirka uu horay u iclaamiyay Axmed Madoobe Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland uu yahay mid aan maslaxad ugu jirin dadka Soomaaliyeed balse ay muhiim tahay in shirkaas dib loo dhigo. Injineer Camay ayaa sheegay in muhiim ay tahay in la isugu tago magaalada Muqdisho, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay,Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland ayaa sheegay  in shirka uu horay u iclaamiyay Axmed Madoobe Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland uu yahay mid aan maslaxad ugu jirin dadka Soomaaliyeed balse ay muhiim tahay in shirkaas dib loo dhigo.

Injineer Camay ayaa sheegay in muhiim ay tahay in la isugu tago magaalada Muqdisho, isla markaana la wada hadlo.

- Advertisement -

Weli waxaa taagan khilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda Maamulka Galmudug kaas oo keenay in Axmed Madoobe uu ku baaqo in uu martigelinaayo shir lagu xalinayo khilaafka Madaxda dowladda iyo kuwa Maamul goboleedyada.

Hadalka Camey ayaa imaanaya xili Wararka qaar ay sheegayaan in dowladda Soomaaliya ay ku dadaaleyso sidii uu ku baqan lahaa shirkaas.

Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee madaxweyne ku xigeenka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts