HomeMaqalDhageyso:-Gaari Maanta laba qof oo Shacab ah ku dilay ...

Dhageyso:-Gaari Maanta laba qof oo Shacab ah ku dilay Suuqa Bakaaraha

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Barqanimadii Maanta ayaa waxaa Gudaha Suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Badarka waxaa ka dhacay Shil gaari kaas oo sababay dhimashada dad Shacab ah. Shilkaan ayaa yimid kadib markii Gaari nooca xamuulka qaada ee loo yaqaano Jante-diyeeshaha uu jiiray goob ay ku sugnaayeen dad Curyamiin ah taas oo sababtay geerida laba ruux oo ka mid ah […]

- Advertisement -

Barqanimadii Maanta ayaa waxaa Gudaha Suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Badarka waxaa ka dhacay Shil gaari kaas oo sababay dhimashada dad Shacab ah.

Shilkaan ayaa yimid kadib markii Gaari nooca xamuulka qaada ee loo yaqaano Jante-diyeeshaha uu jiiray goob ay ku sugnaayeen dad Curyamiin ah taas oo sababtay geerida laba ruux oo ka mid ah curyamiintaas.

- Advertisement -

Intaas kadib waxa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaliya kuwaas oo goobta ka waday dadkii la socday ama watay gaariga waxyeelada dhimashada ah geestay.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Goobjoogaha.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories