HomeMaqalDhageyso:-Xaaf oo qaadacay Go’aankii Maxkamada Sarre ee Galmudug

Dhageyso:-Xaaf oo qaadacay Go’aankii Maxkamada Sarre ee Galmudug

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Kadib markii Gelinii dambe ee Maanta Maxkamada Sarre ee Galmudug ay soo saartay War Qoraal ah oo ku saabsan in ay aqbashay Go’aankii ay Xildhibaanada Galmudug si kala Gooni Gooni ah uga qaadeen Madaxweynihii Galmuudg ku xigeenkisii iyo Gudoomiyaha Baarlaamanka Maamulkaas ayaa waxaa ka jawaabay Axmed Ducaalle Geelle Xaaf. Intaas kadib Dalsan ayaa la xiriirtay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii Gelinii dambe ee Maanta Maxkamada Sarre ee Galmudug ay soo saartay War Qoraal ah oo ku saabsan in ay aqbashay Go’aankii ay Xildhibaanada Galmudug si kala Gooni Gooni ah uga qaadeen Madaxweynihii Galmuudg ku xigeenkisii iyo Gudoomiyaha Baarlaamanka Maamulkaas ayaa waxaa ka jawaabay Axmed Ducaalle Geelle Xaaf.

Intaas kadib Dalsan ayaa la xiriirtay waxa uuna sheegay in Glmudug aysan laheyn wax Maxkamad S are ah isla markaana Qoraalk soo baxay uu yahay mid aan waxba ka jirin.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso hadalyar oo kooban uu siiyay Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts