HomeMaqalDhageyso:-Xiisad u dhaxeysa Ciidamada Koonfur Galbeed iyo Al-Shabaab oo ka taagan G/Baay

Dhageyso:-Xiisad u dhaxeysa Ciidamada Koonfur Galbeed iyo Al-Shabaab oo ka taagan G/Baay

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliy ayaa Saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo ka sameeyeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Baay. Howlgalkaan ayaa waxaa laga sameeyay tuulooyin hoosyimaada deegaanka Goofgaduud Buureey halkaas oo habeen ka hor ay weerar ku qaadeen ciidamo ka tirsan Al-Shabaab. Mid ka mid ah Saraakiisha ciidamada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliy ayaa Saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo ka sameeyeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Baay.

Howlgalkaan ayaa waxaa laga sameeyay tuulooyin hoosyimaada deegaanka Goofgaduud Buureey halkaas oo habeen ka hor ay weerar ku qaadeen ciidamo ka tirsan Al-Shabaab.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Saraakiisha ciidamada Koonfur Galbeed ee Gobolka Baay oo lagu Magacabo Cabdulalahi Sheekh oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in ay yihiin howlgalladaas kuwa lagu doonayo in Al-Shabaab looga saaro tuulooyinka ay kaga sugan yihiin Gobolka Baay.

Waxa uu sheegay in loo diyaariyay Agabkii iyo Saanadii ay ku hwolgelle lhaayeen.

‘Runtii ciidmadu waa kuwo 24 Saac howlgal ku jira si ay uga hortagaan Al-Shbaab oo weeraro markasta ku soo qaaday shalay oo ugu dambeysay wxay soo weerareen deegaanka Goofgaduud Buureey balse ciidamad ayaa ka hortegay ayuu yiri Sarkaalkaas”

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Sarkaalka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts