HomeMaqalDhageyso:-Garsoore Maxmed Guuleed Keynaan oo ka horyimid Go,aankii uu soo saaray...

Dhageyso:-Garsoore Maxmed Guuleed Keynaan oo ka horyimid Go,aankii uu soo saaray Gudoomiyaha Maxakamada

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Shalay Maxkamada Sarre ee Galmudug waxa ay soo saartay Go’aan ay ku ayiday xilka qaadistii lagu sameeyay hoggaanka ugu sareeya dowlad goboleedka Galmuudg, waxaana Warqad ka soo baxday Maxkamada Sarre ku saxiixnaa dad uu ka mid yahay Garsoore Maxamed Guuleed Keeynaan balse uu Warkaas beeniyay. Garsoore Maxamed Guuleed Keynaan oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta […]

- Advertisement -

Shalay Maxkamada Sarre ee Galmudug waxa ay soo saartay Go’aan ay ku ayiday xilka qaadistii lagu sameeyay hoggaanka ugu sareeya dowlad goboleedka Galmuudg, waxaana Warqad ka soo baxday Maxkamada Sarre ku saxiixnaa dad uu ka mid yahay Garsoore Maxamed Guuleed Keeynaan balse uu Warkaas beeniyay.

Garsoore Maxamed Guuleed Keynaan oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in warkaas uu yahay mid been abuur ah waliba isaga laga been abuurtay isla markaana Galmudug aysan xiligaan laheyn wax Maxkamad ah.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay ninka Go’aanka soo saaray in uu yahay Nin markii hore ay Muqdisho uga yeertay labada garbood ee iskhilaafsan midkooda balse sideg deg ah uu Go’aan ku qaatay.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in ninkaasi uu yahay mid dembi k galay Shacabka Galmudug hatana la baadi goobayo.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Garsoore Maxamed Guuleed Keynaan

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories