HomeWararDhageyso:Wasiirka Arimada Dibada “Dowlad Goboleedyada Xaq umalaha in ay Mowqif ka qaataan...

Dhageyso:Wasiirka Arimada Dibada “Dowlad Goboleedyada Xaq umalaha in ay Mowqif ka qaataan Siyaasada Arimaha Dibadda”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kadib markii dhawaan Maamulada Puntland,Galmudug, iyo Koonfur Galbeed shaaciyeen in ay la safteen Isbaheysiga Sacuuga ayaa taasi waxa ay keentay in xiriirka Dowlada Federalka iyo Dowlad-Goboleedyada uu xumaado. Dowlada Federalka ayaa waxa ay ku doodeysaa in hogaamiyaasha Dowlad-Goboleedyada in aysan xaq ulaheen in ay go’aan ka qaataan Siyaasada Arimaha Dibada. Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Yuusuf […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii dhawaan Maamulada Puntland,Galmudug, iyo Koonfur Galbeed shaaciyeen in ay la safteen Isbaheysiga Sacuuga ayaa taasi waxa ay keentay in xiriirka Dowlada Federalka iyo Dowlad-Goboleedyada uu xumaado.

Dowlada Federalka ayaa waxa ay ku doodeysaa in hogaamiyaasha Dowlad-Goboleedyada in aysan xaq ulaheen in ay go’aan ka qaataan Siyaasada Arimaha Dibada.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Yuusuf Garaad Cumer ayaa mar uu ka hadlayay Khilaafka Xoogan ee Hadda u dhaxeeya Madaxda Galmudug,waxa uu soo hadal qaaday Go’aanada ay qaadanayaan Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada oo la xiriira in ay Dowlad Xiriirka u jaraan Dowlado kalena ay ku taageeraan Siyaasadooda Arimaha Dibada.

Waxaana Wasiir Garaad uu sheegay in aysan Xaq u laheen Hogaamiyayaasha Maamul Goboleedyada in ay go’aanadaa qaataan marka laga eego Dastuurka Dalka.

Halkan ka dhageyso Wasiirka Arimaha Dibada Yuusuf Garaad:

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts