HomeWararSawiro Xaaf iyo xildhibaanadii federaalka Oo hada shir uga furmay madaxtooyada Cadaado

Sawiro Xaaf iyo xildhibaanadii federaalka Oo hada shir uga furmay madaxtooyada Cadaado

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug waxaa Maanta gaaray Xildhibaano ka tirsan kuwa Federaalka Soomaaliya gaar ahan kuwa laga soo doortay deegaanada Galmudug. Xildhibaanada qaarkood oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in ay halkasi u tageen xalinta xiisada Siyaasadeed ee ka taagan Magaalada Cadaado taas oo sababtay in Xildhibaanada Galmudug […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug waxaa Maanta gaaray Xildhibaano ka tirsan kuwa Federaalka Soomaaliya gaar ahan kuwa laga soo doortay deegaanada Galmudug.

Xildhibaanada qaarkood oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in ay halkasi u tageen xalinta xiisada Siyaasadeed ee ka taagan Magaalada Cadaado taas oo sababtay in Xildhibaanada Galmudug qaarkood ay sheegeen in ay xilkii ka qaadeen Madaxweyne Xaaf.

- Advertisement -

Wararkii u dambeeyay ee naga soo gaaraya Cadaado ayaa waxa ay sheegayan in haatan Madaxtyooyada Galmudug ay ku shirsan yihiin Xildhibaanada Federaalka ee halkasi tegay iyo Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

In kastoo Xukuumadda Soomaaliya ay Xildhibaanada ku taageertay Go’aankii ay xilka u qaaden Xaaf ayaa hadana waxaa socda kulamo xal looga gaarayo xiisadaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts