HomeCaalamkaQaxooti Soomaaliyeed oo Dib-u-dejin ka helay dalka Maraykanka

Qaxooti Soomaaliyeed oo Dib-u-dejin ka helay dalka Maraykanka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wargeyska The Guardian Independent ee ka soo baxa dalka Australia ayaa maanta qoray in 25 ka mid ah Qaxootiga lagu hayey Jesiiradda Manus ee hoosta tagta dalkaasiinay  dalka Maraykanka ka heleen Dib-u-dejin. Qaxootigaasi oo ka soo kala jeeda dalalka Somalia, Sudan, Pakistan, Bangaladesh iyo Barma ayaa la filayaa inay isbuuca dambe u dhoofaan dalka Maraykanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska The Guardian Independent ee ka soo baxa dalka Australia ayaa maanta qoray in 25 ka mid ah Qaxootiga lagu hayey Jesiiradda Manus ee hoosta tagta dalkaasiinay  dalka Maraykanka ka heleen Dib-u-dejin.

Qaxootigaasi oo ka soo kala jeeda dalalka Somalia, Sudan, Pakistan, Bangaladesh iyo Barma ayaa la filayaa inay isbuuca dambe u dhoofaan dalka Maraykanka

- Advertisement -

Inta badan Qaxootigaasi waxay muddo 4 sanno ku noolaayeen Jesiiradda Manus oo lagu hayo Kumanaan qof oo Magan-geluyo-doon ah.

Dhinaca kale, Waaxda Ammaanka Gudaha ee dalka Maraykanka ayaa xaqiijisay inay aqbaleen 25 ka mid ah Qaxootiga ku nool Jesiiradda Manus.

Ilo ku dhowdhow Qaxootiga loo qaadayo Maraykanka ayaa sheegay in lagu wargeliyey inay iyaga iyo shandahooda xaadir ku ahaadaan Garoonka Diyaaradaha ee Port Moresby ee Jesiiradda Manus.

- Advertisement -

Labo Duullimaad ayaa loo qorsheeyey,oo u soo qaada dalka Australia, ka hor intaysan Diyaarad Caalami  ah u raacin dalka Maraykanka.

Si kastaba ha ahaatee, Go’aanka ay Dowladda Maraykanka ku oggolaatay in Qaxootiga ka soo jeeda dalalka Somalia iyo Sudan mid ka hor imaanaysa Xayiraadii Socdaalka ee Madaxweyne Donald Trump ku soo rogay Muwaadiniinta ka soo jeeda 6 Waddan oo dadkiisa Muslim yihiin,

Qaraarka Xayiraadda Socdaalka ee Madaxweyne Trump soo rogay oo ee tirsigiisu ahaa 13780 ayaa ah Qaraar Fulin oo aan dhamaan doonin ilaa laga gaarayo bishan September 27-da

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts