HomeCaalamkaSawirro:-Madaxweynaha Uganda oo ku baaqay in la xoojiyo Dagaalka ka dhanka ah...

Sawirro:-Madaxweynaha Uganda oo ku baaqay in la xoojiyo Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Yoweeri Museveni ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Britain, Boris Johnson kula kulmay Xafiisyadad Ergadda Joogtada ee Uganda u joogta QM.

Labada Mas’uul waxay magaalladda New York kaga qeyb galayaan Shirweynaha 72-aad ee Golaha Guud ee QM oo shalay furmay.

- Advertisement -

Wargeyska The MONITOR ee ka soo baxa magaalladda Kampala ayaa qoray inay Yoweeri Museveni iyo Boris Johnson kaga wada hadleen Xaalladda Ammaanka ee dalalka Somalia, South Sudan iyo Burundi.

Madaxweynaha Uganda waxa uu walaac xooggan dadaalka Beesha Caalamka ee Hawlgalka looga guuleysan lahaa Alshabaab, waa sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu ku baaqay in la xoojiyo Taageeradda Qalabka ee la siinayo Hawlgalka AMISOM si ay u dhamaystiraan waxa uu ugu yeeray Shaqadooda.

- Advertisement -

 

Uganda waa dalkii ugu horeeyey ee Ciiddamo u soo daad-gureeyey Somalia sannadkii 2007-dii, kuwaasi oo qeyb ka ah Hawlgalka AMISOM.

Hoos Ka Daawo Sawirrada

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories