HomeCaalamkaQaxooti Soomaali ku noolaa dalka Yemen oo dib ugu soo laabanayo dalka...

Qaxooti Soomaali ku noolaa dalka Yemen oo dib ugu soo laabanayo dalka Hooyo

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Markab ay la socdaan 133 Qaxooti Soomaali ayaa ka soo shiraacday Dekedad magaalladda Cadan ee ku taalla Koonfurta dalka Yemen. Hay’adda Muhaajiriinta Caalamka ee IOM iyo UNHCR ayaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyey safarkaasi, waxaana la filayaa inuu Markabkaasi saacadaha soo soda ku soo xirto Dekedda magaalladda Berbera. Qaxootigaasi la sheegay inay iskooda u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Markab ay la socdaan 133 Qaxooti Soomaali ayaa ka soo shiraacday Dekedad magaalladda Cadan ee ku taalla Koonfurta dalka Yemen.

Hay’adda Muhaajiriinta Caalamka ee IOM iyo UNHCR ayaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyey safarkaasi, waxaana la filayaa inuu Markabkaasi saacadaha soo soda ku soo xirto Dekedda magaalladda Berbera.

- Advertisement -

Qaxootigaasi la sheegay inay iskooda u go’aansadeen in laga soo daad-gureeyo dalka Yemen ee ay colaaduhu ragaadiyeen waxay ka mid ahaayeen dadkii Soomaalida ee ku noolaa Xeryaha Qaxootiga ee KHARAS ee Gobalka LAXAJ iyo BASAATIIN ee magaalladda Cadan ee Koonfurta Yemen.

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga “UNHCR” ayaa taageeraysa Qaxootiga Soomaalida ee iskooda uga soo laabanaya dalka Yemen oo ay ku nool yihiin in ka badan 380,000 oo Qaxooti iyo Magangelyo-doon ah.

Dhinaca kale, UNHCR waxay taageero u fidinaysaan  ilaa 10,000 oo Qaxooti Soomaali ah, kuwaasi oo go’aansaday inay iskooda loogu celiyo Somalia, sida ku cad Warbixinta la soo gaarsiiyey Miisaska Taageeradda Dib ugu soo laabashadad Somalia

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts