HomeCaalamkaUgu yaraan 149 qof oo ku geeriyootay dhul-gariir ka dhacay Bartamaha dalka...

Ugu yaraan 149 qof oo ku geeriyootay dhul-gariir ka dhacay Bartamaha dalka Mexico

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Dhul-gariirkaasi oo halbeegiisu dhamaa 7.1 ayaa waxa uu burburiyey 44 dhismo oo ka mid ah Daaraha dhaadheer ee ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Mexico City.

QM ayaa ka tacsideysay masiibadaasi, waxayna sheegtay inay taageero ka geysan doonaan.

- Advertisement -

Kooxaha Gurmadka waxay weli dad nool ka baadi-goobayaan dhismooyinka burburay.

Waa dhul-gariirkii labaad ee bishan September ka dhaca dalkaasi, iyadoo kii dhacay bishan 7-dii ay ku geeriyoodeen ugu yaraan 98 qof.

Dhinaca kale, dhul-gariirka sannadkii 1985-kii ka dhacay caasimadda dalkaasi, waxaa ku geeriyootay ugu yaraan 8,000 oo qof

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories