HomeCaalamkaSacuudiga oo lagu xiray Hoggaamiye Diimeed Caan ah

Sacuudiga oo lagu xiray Hoggaamiye Diimeed Caan ah

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Qoraalo la soo dhigay Baraha Bulshadda ayaa lagu sheegay in la xiray Shiikh Salmaan Al-cawdah, kaasi oo Bartiisa Twitter-ka ku qoray in la xalin karo Xayiraadda dalka Qatar lagu soo rogay 3-bilood ka hor. Shiikh Salmaan Al-cawdah oo 14 million oo Taageerayaal ku leh Bartisia Twitterka waa Sheekh awood weyn leh, wuxuuna inta badan si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qoraalo la soo dhigay Baraha Bulshadda ayaa lagu sheegay in la xiray Shiikh Salmaan Al-cawdah, kaasi oo Bartiisa Twitter-ka ku qoray in la xalin karo Xayiraadda dalka Qatar lagu soo rogay 3-bilood ka hor.

Shiikh Salmaan Al-cawdah oo 14 million oo Taageerayaal ku leh Bartisia Twitterka waa Sheekh awood weyn leh, wuxuuna inta badan si kulul u naqdiyey Madaxda Boqortooyadda Sacuudiga, waxaana xabsiga la dhigay sannadihii 1994-kii ilaa 1999-kii, kadib, markii uu ku baaqay in Isbedel Siyaasadeed uu ka dhaco Sacuudiga.

- Advertisement -

Shiikh Salmaan Al-cawdah waa Shiikhii labaad ee ay Madaxda Sacuudiga xiraan isbuucan, waxayna wararku sheegayaan in la xiray Shiikh kale oo caan ah oo  lagu magacaabo Cawad Al-qarni, kaasi oo taageeray Dib-u-heshiisiin lala galo Dowladda Qatar

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts