HomeCaalamkaCiidamada Kenya oo lagu eedeeyay in aysan ku guuleysan howlgalkii Al-Shabaab looga...

Ciidamada Kenya oo lagu eedeeyay in aysan ku guuleysan howlgalkii Al-Shabaab looga saarayay Kaymaha Boni

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Xiriiriyaha Gobalka Xeebta ee dalkaasi, Nelson Marwa ayaa walaac xooggan ka muujiyey Hawlgalka Ammaanka ee ay Ciiddanka ka wadaan Kaymaha Boni Forest oo ku dhow Xuduudka Somalia. Nelson Marwa ayaa hadalkaasi ku sheegay mar wax laga weydiiyey sababta loogu guuleysan la’ yahay Hawlgalkaasi oo bilowday bishii September 15-dii ee sannadkii 2015-kii. Waxa uu tilmaamay in […]

- Advertisement -

Xiriiriyaha Gobalka Xeebta ee dalkaasi, Nelson Marwa ayaa walaac xooggan ka muujiyey Hawlgalka Ammaanka ee ay Ciiddanka ka wadaan Kaymaha Boni Forest oo ku dhow Xuduudka Somalia.

Nelson Marwa ayaa hadalkaasi ku sheegay mar wax laga weydiiyey sababta loogu guuleysan la’ yahay Hawlgalkaasi oo bilowday bishii September 15-dii ee sannadkii 2015-kii.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay in loo bahaan yahay in la arko Isbedel dhinaca Ammaanka iyo in baaritaano lagu sameeyo sababaha ay Dagaalamayaasha Alshabaab hawlgalo uga fuliyaan gudaha Kenya, iyagoo ka soo dhex duulaya Deegaanadda ay Ciiddanka Kenya joogaan.

Dhinaca kale, Xiriiriyaha Gobalka Xeebta ee dalkaasi, Nelson Marwa waxa uu ku baaqay in la baaro Saraakiishii ku sugnaa Tuullooyinka Hindi iyo Mokowe ee lagu gawracay 4-qof oo rayid ahaa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories