HomeWararDowladda Qatar maxay ka tiri qaraxii ka dhacay Xabsiga dhexe?

Dowladda Qatar maxay ka tiri qaraxii ka dhacay Xabsiga dhexe?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda dalka Qatar ayaa lagu cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu qaaday Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho. Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Qatar war qoraal ah oo ka soo baxay waxaa lagu sheegay in ay si aad ah u cambaareyneyso weerarkaasi, waxayna sheegtay weerarkan in uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda dalka Qatar ayaa lagu cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu qaaday Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Qatar war qoraal ah oo ka soo baxay waxaa lagu sheegay in ay si aad ah u cambaareyneyso weerarkaasi, waxayna sheegtay weerarkan in uu ahaa mid Argagixisanimo, maadaama lagu qaaday Masjidka oo cibaadada Alle ay ku gutaan dadka islaamka ah.

- Advertisement -

Dowaldda qatar ayaa isku dayeesa in ay xijisato Soomaaliya oo meel dhexe ka taagan Khilaafka u dhaxeeya Wadamada Kahiijka oo lagu go’doomiyay Wadanka Qatar.

Gabagabada dowladda Qatar ayaa Shacabka Soomaaliyeed ka dalbatay in ay la Shaqeeyan dowladda Sooamaliya si ay u yaraadaan weerarada isqarxinta ah ee ka dhaca Gudaha Magaalada Muqdisho.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts