HomeWararBaarlamaanka Hir-Shabeelle oo Maanta Jowhar ku kulmaya

Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo Maanta Jowhar ku kulmaya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ay kulan ku yeeshaan Xubnaha Baarlamaanka Maamulkaas,kaas oo ay uga hadli doonaan arrimo xasaasi ah. Xildhibaan Cali Siciid oo ka mid ah Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa Dalsan u sheegay in ujeedka kulanka Maanta uu yahay magacaabistii madaxweyne Cosoble ee dhawaan degmooyinka Cusub. Waxa uu sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ay kulan ku yeeshaan Xubnaha Baarlamaanka Maamulkaas,kaas oo ay uga hadli doonaan arrimo xasaasi ah.

Xildhibaan Cali Siciid oo ka mid ah Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa Dalsan u sheegay in ujeedka kulanka Maanta uu yahay magacaabistii madaxweyne Cosoble ee dhawaan degmooyinka Cusub.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Guddiyo ay shalay Gelinkii dambe  magacaabeen kuwaas baaritaano ku sameynaya dhaliilo loo jeedinayo madaxweyne Cosoble taas oo ku aadan wadatashi la’aan.

Sidoo kale kulanka Maanta Baarlamaanka Hir-Shabeelle gabagabadiisa ayaa waxa ay dalban doonaan in madaxweyne Cosoble uu horyimaado Baarlamaanak si ay wax uga weeydiiyan arinta Magacaabista.

Dhawaan ayaa mudo 7 Maalin Gudahood waxa uu Madaxweyne Cosoble uu Magacaabay ilaa 7 degmo oo ka tirsan Gobolka Hiiraan taas oo keentay in durba ay dhaliilo ka yimaadaan.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts