HomeWararDhageyso:-Sheekh Nuur Baaruud oo wacad ku maray in ay Gacanta ula...

Dhageyso:-Sheekh Nuur Baaruud oo wacad ku maray in ay Gacanta ula tegi doonaan cidii mooshin ka keenta Xukuumadda Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan,oo xalay Madaxweyne Maxamed cabdullaahi Farmaajo,uu u magacaabay in uu noqdo gudoomiye ku xigeenka Guddiga Qaran ee taakuleynta Ciidamada Soomaaliya ayaa ka hadlay mooshin la sheegay in waayadaan Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ka wadan madaxda Qaranka waxa uuna yiri. “Diyaar uma nihin mooshin danbe, hadda dadku waxay ku sheekeystaan cadow ayaa wax soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan,oo xalay Madaxweyne Maxamed cabdullaahi Farmaajo,uu u magacaabay in uu noqdo gudoomiye ku xigeenka Guddiga Qaran ee taakuleynta Ciidamada Soomaaliya ayaa ka hadlay mooshin la sheegay in waayadaan Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ka wadan madaxda Qaranka waxa uuna yiri.

“Diyaar uma nihin mooshin danbe, hadda dadku waxay ku sheekeystaan cadow ayaa wax soo abaabulay, Ilaahey magaciisa ayaan ku dhaartaye maalinta waxaas aan aragno aniga iyo Shacabka Soomaaliyeed iyo intii ila qabta fikirkaas inaan ugu galeyno meelaha ay joogaan oo aan garaaceyno.

- Advertisement -

Hadalkaan ayaa Sheekh Nuur Baaruud Gurxan waxa uu ka sheegay munaasabadii xalay ee lagu daahfurayay Guddiga taakuleynta Ciidamada Soomaaliya oo lagu qabtay Dugsiga tababarka Gen,kaahiye islamarkaana ay ka qeyb galeen Madaxda Qaranka.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts