HomeMaqalDhageyso:-Ciidamada Soomaaliland oo Weerar ku ah dalka Eleteria

Dhageyso:-Ciidamada Soomaaliland oo Weerar ku ah dalka Eleteria

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Suldaan Ibraaahim Dacar Yuusuf oo ka mida ah waxgaradka gobolka Owdal ayaa ka hadlay xiisada dagaal ee u dhaxeeysa dowladdaha Jabuuti iyo dowladda Eleteria ee ka taagan Xaduuda labada dal.  Suldaanka ayaa sheegay in marnaba aysan ogolaan doonin in taago ka mid ah dhulka Jabuuti in ay galaan Ciidamada Eleteria islamarkaana hadii ay yihiin odayasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Suldaan Ibraaahim Dacar Yuusuf oo ka mida ah waxgaradka gobolka Owdal ayaa ka hadlay xiisada dagaal ee u dhaxeeysa dowladdaha Jabuuti iyo dowladda Eleteria ee ka taagan Xaduuda labada dal.

 Suldaanka ayaa sheegay in marnaba aysan ogolaan doonin in taago ka mid ah dhulka Jabuuti in ay galaan Ciidamada Eleteria islamarkaana hadii ay yihiin odayasha Dhaqanka Maamulka Soomaaliland in ay diyar u yihiin in ay garab istagaan.

- Advertisement -

 Waxa uu sheegay in haatan ay diyaarinayaan ciidamo gaar ah ku was oo dagaal lagala kuwa Eleteria iyagoo garab siinaya ciidamada Jabuuti.

 Sidoo kale waxa uu ugu baaqay madaxweynaha dalka Eleteria in uu joojiyo dhaqdhaqaqa ciidan oo uu ka wado  Xadka u dhaxeyo labada dale e Jabuuti iyo Eleteria hadii uu ka waantoobi waayana ay Gudaha dalkaas ka abuuri doonaan Jabhado la dagaalama Ciidamada Eleteria sida uu hadalka u dhigay.

 Hoos Dhageyso Codka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts