HomeMaqalDhageyso:-Jubbaland oo Maxkamadeyneysa Kaluumeysato Ajnabi ah

Dhageyso:-Jubbaland oo Maxkamadeyneysa Kaluumeysato Ajnabi ah

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Jubaland ayaa gacanta ku dhigay rag si sharci darro ah uga kalluumeeysanayay xeebaha gobolka J/hoose, kuwaa oo ay ciidamadu gacanta kusoo dhigeen. Raggan oo ay tiradoodu gaareeyso ilaa 8 nin oo laba kamid ah ay kasoo jeeday dalka Iran halka lixda kalena ay kasoo jeedaan dalka Hindiya ayay ciidamadu gacanta ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Jubaland ayaa gacanta ku dhigay rag si sharci darro ah uga kalluumeeysanayay xeebaha gobolka J/hoose, kuwaa oo ay ciidamadu gacanta kusoo dhigeen.

Raggan oo ay tiradoodu gaareeyso ilaa 8 nin oo laba kamid ah ay kasoo jeeday dalka Iran halka lixda kalena ay kasoo jeedaan dalka Hindiya ayay ciidamadu gacanta ku dhigeen kadib markii doonidii ay ku kalluumeeysanayeen ay kula soo caariday xeebta Jaziiradda Kudhaa ee gobolka J/hoose.

- Advertisement -

Taliyaha Saldhiga Magaalada Kismaayo Maxamed Naasir oo lagu wareejiyay ragaan ayaa Warbaahinta u sheegay in ay xanaaneyn doonaan islamarkaana y heli doonaan daryeel wanaagsan.

Waxaa kaloo uu hadalkiisa intaas ku daray in ragaan la maxkamadeyn doono maadaama ay yihiin rag Ajnabi ah oo Sisharcidaro ah uga kaluumeysanayay Xeebaha dalka Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts