HomeMaqalDhageyso:-Israasaaseen ka dhacday M/Kismaayo iyo Xiisad ka taagan

Dhageyso:-Israasaaseen ka dhacday M/Kismaayo iyo Xiisad ka taagan

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wararka aan ka helyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxa ay shegayaan in Maanta halkaasi ay ku wada dagaalameen Ciidamo ka wada tirsan kuwa maamulka Jubbaland oo ku sugan Magaalada Kismaayo. Ciidamadaan ayaa u aabulnaa Qaab Beeleed,kuwaas oo Kismaayo ay ku dhex martay israsaaseen mudo saacad ku dhow socotay. Xasan Maxamed Cabdi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxa ay shegayaan in Maanta halkaasi ay ku wada dagaalameen Ciidamo ka wada tirsan kuwa maamulka Jubbaland oo ku sugan Magaalada Kismaayo.

Ciidamadaan ayaa u aabulnaa Qaab Beeleed,kuwaas oo Kismaayo ay ku dhex martay israsaaseen mudo saacad ku dhow socotay.

- Advertisement -

Xasan Maxamed Cabdi oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Maamulka Jubbaland oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in Ciidamadu ay yihiin kuwa ka wada tirsan Ciidamada Jubbaland balse ay u kala baxeen Hab beeleed.

Waxa kaloo uu hadalkiisa intaas ku daray in qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Magaalada kismaayo ay iminka wadaan waan waan ku aadan sidii xiisadaas xal looga gaari lahaa.

Hoos Ka Dhageyso Codka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts