HomeMaqalDhageyso:-Dowladda Weli howlgalka wey wadaa wax hub ahna laguma qaban wax suurgala...

Dhageyso:-Dowladda Weli howlgalka wey wadaa wax hub ahna laguma qaban wax suurgala ah maahan” Kornel Ceynte”

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Korneel Salaad Ceynte oo ah khabiir dhanka amaanka  horayna u soo noqday ku-xigeenkii hore Ciidamada Sirdoonka dawladii kacaanka ayaa ka hadlay howlgalka xasilinta amniga ee ka socda Muqdisho iyo waliba sidoo kale amarka ka soo baxay Wasaarada amniga dowladda Federaalka Soomaaliya. Kornelka ayaa sheegay in dowladda kaliya asyan keeni Karin amni shacabka kaliyana aysan keeni […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Korneel Salaad Ceynte oo ah khabiir dhanka amaanka  horayna u soo noqday ku-xigeenkii hore Ciidamada Sirdoonka dawladii kacaanka ayaa ka hadlay howlgalka xasilinta amniga ee ka socda Muqdisho iyo waliba sidoo kale amarka ka soo baxay Wasaarada amniga dowladda Federaalka Soomaaliya.

Kornelka ayaa sheegay in dowladda kaliya asyan keeni Karin amni shacabka kaliyana aysan keeni Karin amni balse loo baahan yahay in leys kaashado taas oo keeni karta in amni buuxa la helo.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Wasiirka iyo waliba Xildhibaanada iyaga laga doonayo in ay amniga ilaaliyaan balse Wasiir,Wasiir kale hubka ka dhigaya aysan aheyn wax is qaadan Kara sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu sigaar ah u Sheegay in ay wanaagsan tahay qaabka ay dowlada Soomaaliya wax u wada balse ay ka jiran dhaliilo ku aadan in maalin walba dowladdu ay howlgal sameyso balse an weli la arkin hub ay soo qabteen dhibaatadii dalka ka dhici jirtana ay weli taagan tahay.

Isagoo sii hadlayay ayaa waxa uu sheegay in howlgalka lagu xaqiijinayo amniga dalka hadii uu noqdo mid taageera ka hela Shacabka uu noqonayo mid hirgala balse hadii aysan jirin taas ay noqoneyso caqabad horleh oo timaada.

- Advertisement -

Waxa uu hadakiisa intaas ku daray in howlgalka ka hor ee hubka dhigista ay ku wanagsaneed in Baarlaamaanka la horgeeyo basle rajadu ay tahay in Baarlamaanka oo fasax ku jira ka dib la horgeyn doono.

Hoos ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts