HomeMaqalDhageyso:-Sarkaal ka tirsan Maamulka Degmada Balcad oo la dilay

Dhageyso:-Sarkaal ka tirsan Maamulka Degmada Balcad oo la dilay

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wararka aan saakay ka heleyno degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya qarax lagula eegtay duleedka degmada Balcad ee gobolkaasi Shabeellaha dhexe. Ciidamada ayaa waxaa qaraxa lala eegtay xili ay marayeen meel ku dhaw Deegaanka loo yaqaano isgoys oo aan ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan saakay ka heleyno degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya qarax lagula eegtay duleedka degmada Balcad ee gobolkaasi Shabeellaha dhexe.

Ciidamada ayaa waxaa qaraxa lala eegtay xili ay marayeen meel ku dhaw Deegaanka loo yaqaano isgoys oo aan ka fogeen degmada Balcad.

- Advertisement -

Qof ka mid ah dadka ku nool degmada Balcad ayaa  xaqiijiyay in ciidamada ay wateen gaari kuwa dagaalka ah qaraxa nooca miinada dhulka aaso ah loo dhigay gaari Cabdi bile ah o ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka degmada Balcad.

Ilaa 1 askari oo ahaa Darawalka Gaariga Cabdi Bilaha ahaa ayaa la xaqiijiyay in uu geeriyooday kaas oo Magaciisa lagu sheegay(Cismaan Haash) halka dhaawacuna uu ku dhaw yahay ilaa 6 Askari.

Hoos Ka Dhageyso Codka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts