HomeMaqalDhageyso:-Odayaal War ka soo saaray dagaal Beeleedyada ka soo cusboonaaday G/Hiiraan

Dhageyso:-Odayaal War ka soo saaray dagaal Beeleedyada ka soo cusboonaaday G/Hiiraan

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Maalmihii la soo dhaafay waxaa dagaal beeleed uu ka socday qeybo ka mid ah tuulooyin hoostaga degamda Matabaan ee Gobolka hiiraan dagaalkaas oo geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Bulsahda qeybaheeda kala duwan ayaa aad uga xumaaday dagaalka ka dhacay tuulada Baayooleey ee duleedka degamda Matabaan,waxana qaar ka mid ah waxgaradka ku nool magaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalmihii la soo dhaafay waxaa dagaal beeleed uu ka socday qeybo ka mid ah tuulooyin hoostaga degamda Matabaan ee Gobolka hiiraan dagaalkaas oo geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Bulsahda qeybaheeda kala duwan ayaa aad uga xumaaday dagaalka ka dhacay tuulada Baayooleey ee duleedka degamda Matabaan,waxana qaar ka mid ah waxgaradka ku nool magaalada Baladweyne ay sheegeen in dagaaladaas ay aad uga xun yihiin.

- Advertisement -

Odayaasha ayaa waxa ay sidoo kale sheegeen in loo baahan yahay in wax walba miiska wadahadalka lagu dhameeyo maadaama dagaal uusan laheyn wax faa’iido ah khasaara mooyee.

Maamulka gobolka hiiraan ayaa dhankooda waxa ay ku dadaalaayan sidii xal looga gaari lahaa dagaal beeledyada ka soo cusboonaaday qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts