HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Xaaf oo Maanta Dhagax dhigaya dhismaha Xabsi

Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf oo Maanta Dhagax dhigaya dhismaha Xabsi

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed geelle Ducaale(Xaaf) ayaa xalay ku hoyday degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud oo uu shalay gaaray,waxana uu Maanta kulamo Nabadeed la qaadan doonaa waxgaradka Magaalada Cabudwaaq. Sidoo kale Madaxweyne Xaaf,ayaa inta kuu ku sugan yahay Cabduwaaq waxa uu Maanta dhagax dhigi doonaan Xabi ay yeelaneyso degmadaas kaas oo lagu xirayo cidii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed geelle Ducaale(Xaaf) ayaa xalay ku hoyday degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud oo uu shalay gaaray,waxana uu Maanta kulamo Nabadeed la qaadan doonaa waxgaradka Magaalada Cabudwaaq.

Sidoo kale Madaxweyne Xaaf,ayaa inta kuu ku sugan yahay Cabduwaaq waxa uu Maanta dhagax dhigi doonaan Xabi ay yeelaneyso degmadaas kaas oo lagu xirayo cidii dembi gashaa ee ku nool degmada Cabudwaaq sida uu Warbaahinta u sheegay.

- Advertisement -

Madaxweyne Xaaf,ayaa sidoo kale sheegay in mudo 30,Maalmood gudahood uu Magaalada Cabudwaaq keeni doono Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdullaahi (Farmaajo).

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts