HomeWararDhageyso:-Dagaal geestay khasaaro oo Caawa ka dhacay Shabeellaha hoose

Dhageyso:-Dagaal geestay khasaaro oo Caawa ka dhacay Shabeellaha hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gabaldhicii Caawa ayaa dagaal geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay fariisin Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Somaaliya ku leeyihiinTuulooyin iyo deegaano hoostaga degamada lambar 50 ee Gobolka Shabeellaha hoose. Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalayahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisnka ciidanka dowladda Soamaliya waxaana intaas kadib bilaawday dagaal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gabaldhicii Caawa ayaa dagaal geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay fariisin Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Somaaliya ku leeyihiinTuulooyin iyo deegaano hoostaga degamada lambar 50 ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalayahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisnka ciidanka dowladda Soamaliya waxaana intaas kadib bilaawday dagaal mudo socday oo dhexmaray Ciidanka dowladda iyo kuwa Al-Shabaab.

- Advertisement -

Afhayeenka Ciidamada Deegaanka Shabeellaha Hoose Maxamed Ciise oo la soo xiriiray idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay Al-Shabaab Gubeen dhowr Tuulo oo ay deganaayaeen dad Shacab ah kuwaas oo ku yaalla degamada lambar 50.

waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in ay iska difaaceen Ciidamadu islamarkaana ay ka dileen hal Askari Goobihii ay soo weerareena ay iminka Ciidamadu ku sugan yihiin.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts