HomeWararDhageyso:-Amisom iyo Jubbaland oo qorsho kaga dhawaaqay Magaalada Kismaayo

Dhageyso:-Amisom iyo Jubbaland oo qorsho kaga dhawaaqay Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose waxaa kulan xasaasi ah kuwada qaatay Madaxweyne ku xigeenka Maamul Goboleedka Jubbaland Saraakiil ka tirsan ciidanka Amisom ee Jooga Somaaliya iyo Xubno ka socday Qaramada Midoobay. Kulanka labada dhinac ayaa waxay uga hadlayeen sidii looga wada shaqeyn lahaa amniga guud ee deegaanada Maamulka Jubbaland oo hada qaarkood ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose waxaa kulan xasaasi ah kuwada qaatay Madaxweyne ku xigeenka Maamul Goboleedka Jubbaland Saraakiil ka tirsan ciidanka Amisom ee Jooga Somaaliya iyo Xubno ka socday Qaramada Midoobay.

Kulanka labada dhinac ayaa waxay uga hadlayeen sidii looga wada shaqeyn lahaa amniga guud ee deegaanada Maamulka Jubbaland oo hada qaarkood ay Gacanta ku hayaan dagaalyhano ka tirsan Xrakda Al-Shabaab.

- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa War-Bhinta u sheegay in Inta uu kulan socda la isku afgraty in siwadjir ah looga wada Shaqeeyo Sugida amniga deegaanada Jubbaland.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts