Xildhibaanadda Aqalka Sare ee BFS Â waxay maanta yeesheen Kulankoodii 27-aad ee Kalfadhigooda 1-aad, wxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi C/llahi.
Kulnkaasi waxa lgu doortay 9 Guddi oo midkiiba uu ka kooban yahay 5 Xildhibaan.
Halkan ka akhriso magcyadda Guddiyadda iyo xubnaha ka tirsan:
Xubnaha Guddiga La socodka Dib-u eegista, Dhaqangalinta Dastuurka iyo arimaha Federaalka.
- Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole.
- Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid.
- Iftiin Xasan IimaanBaasto.
- Cabdikariim Maxamed Xasan.
- Xuseen Sheekh Maxamuud.
Xubnaha Guddiga Xeer Hoosaadka, Anshaxa , Xasaanadda iyo Daryeelka Sanetarada
- Muuse Suudi Yalaxow.
- Mustaf Maxamed Qodax.
- Naciimo Ibraahim Yuusuf.
- Mahdi Daahir Sh. Nuur.
- Muna Xasan Cumar.
Xubnaha Guddiga Garsoorka, Arimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka Iyo Caruurta
- Zamzam Ibraahim Cali .
- Xasan Faraax Xujaale.
- Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke.
- Abuukar Axmed Xaashi.
- Â Â Â Â Siciido Xasan Cusmaan.
Xubnaha Guddiga Arimaha Gudaha, Dib u Heshiisiinta Iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada
- Jawaahir Axmed Cilmi.
- Maxamed Xuseen Raage.
- Maxamed Amiin Sheekh Cismaan.
- Cabdiwaaxid Cilmi Joongeex.
- Cabdullaahi Cabdi Garuun.
- Nuura Faarax Jaamac.
Xubnaha Guddiga Difaaca Iyo Amniga
- Cabdirisaaq Axmed Cali.
- Cismaan Axmed Macow.
- Axmed Xaashi Maxamuud.
- Xuseen Cali Xaaji Cabdalla.
- Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.
Xubnaha Guddiga Arimaha Dibedda Qorsheynta, Maalgashiga iyo iskaashiga Caalamiga ah
- Cabdrisaaq Cismaan Xasan Juriile.
- Ilyaas Cali Xasan.
- Ayuub Ibraahim Yusuf.
- Cabdisalaam Xaaji Maxamed.
- Maxamed Cusmaan Faarax.
- Faadumo Xasan Aadan Geriyo.
Xubnaha Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arimaha Bani ‘aadanimada Warfaafinta iyo Dhaqanka:-
- Deeq Xasan Xuseen.
- Shukri Aadan Maxamed.
- Cusmaan Maxamuud Maxamed.
- Bilaal Idiris Cabdullaahi.
- Bootaan Bare Samatar.
- Timiro Maxamed Cali.
Xubnaha Guddiga Kheyraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka:-
- Maxamed Axmed Maxamuud.
- Zamzam Daahir Maxamuud.
- Yuusuf Geele Ugaas.
- Siciid Cabdi Xuseen.
- Aadan Cabdi Aadan.
Xubnaha Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska:-
- Axmed Macalin Nuur Nadiir.
- Muxiyidiin Sh. Cali Jaamac.
- Hodan Maxamuud Cusmaan.
- Sen Cabdi Axmed Dhuxulow.
- Farxaan Cali Xuseen .
- Sen . Axmed Cabdixafiid Maxamed Bulsho
©Radio Dalsan