Waxaa magaalada Muqdisho, gaar ahaan hotel Jazeera lagu soo gabgabeeyey kulan ku saabsaanaa tayeenta shaqada wasaaradaha xukuumad a, si loo xoojiyo tayada haรขโฌโขadaha kala duwan ee dowladda.
Shirka waxaa soo qaban qaabiyey Xafiiska Raรขโฌโขisul Wasaaraha, iyadoo ay ka qeyb galeen wasiirada xukuumada iyo wakiilo ka kala socday Hayรขโฌโขadaha ka faรขโฌโขiidaystaรย Mashruuca Tayeeynta Hayรขโฌโขadaha dowladda oo uu taageero Bankiga aduunka.
Ugu horayn waxaa sharaxaad ka bixiyey heerarka kala duwan ee uu soo maray mashruucan sku duwaha Maxmed Farax, waxaana uu yiri รขโฌลWaxaa kulankaan u jeedkiisu yahay inaan la wadaagno Hayรขโฌโขadaha ka faรขโฌโขidaysta mashruuca warbixina kasiino halka uu ka soo bilowday, hadafka laga leeyhaya iyo doorka ay ku leeyihiin dhinacyada ka soo qayb galay. Waxyaalaha Mashruucaan qabanayo waxaa ka mid ah tayeenta shaqaalaha iyo awood dhisida hayรขโฌโขdaha dowladda ee lafdhabarka u ah shaqoyinka maalinlaha ah, xoojinta iyo tageerida dhinacyada asaasiga u ah ka shaqeynsiitna nidaamka dowlaiga si loogu istaajiyo qaab wax qabad leh oo la wada dhan yahay, lehna isla xisaabtan qeybaha dowladda ee heer federalรขโฌย
Dhamaan madaxda ka qeybgashay kulanka ayaa sheegay in loo baahanyahay in la tayeeyo shaqada hayรขโฌโขadaha dowladda, si looa faaรขโฌโขiideesto meelo badan.
Wasiiru dowlaha xafiiska Raรขโฌโขiisul Wasaaraha รย Cabdullahi Xaamud aoo warbaahinta la hadlay waxaa uuรย sheegy madaama ay dhalatay xukuumad cusub ay lagama maarmaan tahay in xooga saaro shaqada iyo shaqaalaha dowladda.
Halkaanรย hoose ka DAAWO SAWIRRADA: