HomeWararCiidamada Kenya oo qarax miino lagula eegtay Gobolka Jubbada Hoose

Ciidamada Kenya oo qarax miino lagula eegtay Gobolka Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya gobolka jubbada hoose, gaar ahaan deegaanka hoosingow ayaa ku waramaya in goor dhow qarax Miino lagula eegatay duleedka deegaankaas kolonyo ka tirsan ciidanka Kenya oo halkaasi marayey. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha qaraxaasi oo waxyar ka hor ka dhacay Hoosingow, iyadoo aan la’ogaan inta uu gaarsiisanyahay. Goobjooge ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya gobolka jubbada hoose, gaar ahaan deegaanka hoosingow ayaa ku waramaya in goor dhow qarax Miino lagula eegatay duleedka deegaankaas kolonyo ka tirsan ciidanka Kenya oo halkaasi marayey.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha qaraxaasi oo waxyar ka hor ka dhacay Hoosingow, iyadoo aan la’ogaan inta uu gaarsiisanyahay.

- Advertisement -

Goobjooge ayaa Radio Dalsan u sheegay in qarax xooggan oo miinada dhulka lagu aaso lala eegatay ciidamadaasi, hasa’ahaatee aan wali la xaqiijin Karin khasaaraha ciidamada dowladda kenya ka soo gaaray qaraxaasi.

Dhinacakale war ka soo baxay Alshabaab waxaa lgu sheegay in qaraxaasi Miino ay ku dileen Toddoba askari oo ka mid ah ciidanka Kenya, islamarkaana waxyeelo dhaawac ah ay gaarsiiyeen ciidankaasi, sidookalana Alshaabab warkaas oo ay bartooda Internetka soo dhigeen waxaa ay ku sheegeen inay gubeen mid ka mid ah gaaarida ciidanka Kenya.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts