HomeWararKooxo hubeesan oo nin naafo ahaa ku dilay isgoska Siinaay ee Muqdisho

Kooxo hubeesan oo nin naafo ahaa ku dilay isgoska Siinaay ee Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

sida ay Dalsan u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah kooxo hubeensan ayaa maqrinimadii caawa ay iska gooska Siianaay dagmada Wardhiigley ku dileen nin la sheegay inuu naafo ahaa isla mar’ahaantaana uu rari jiray gawaarida bii’elka ah ee iskaga kala gooshaya isgooskaasi. dadka goobjooyaasha ah ayaa intaa ku daray in ay baxsadeen kooxdii dilka geestay kadibna ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

sida ay Dalsan u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah kooxo hubeensan ayaa maqrinimadii caawa ay iska gooska Siianaay dagmada Wardhiigley ku dileen nin la sheegay inuu naafo ahaa isla mar’ahaantaana uu rari jiray gawaarida bii’elka ah ee iskaga kala gooshaya isgooskaasi.

dadka goobjooyaasha ah ayaa intaa ku daray in ay baxsadeen kooxdii dilka geestay kadibna ay goobta gaareen ciidamo ka tirsan kuwa dowlada Soomaaliya kuwaa soo oo baaritano kooban ka sameeyay goobta uu falka ka dhacay

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts