HomeWararCiiddanka Caalamiga oo 2 Burcad-baddeed ku toogatay Gacanka Cadmeed.

Ciiddanka Caalamiga oo 2 Burcad-baddeed ku toogatay Gacanka Cadmeed.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciiddanka Badda ee Caalamiga kuna sugan Badda Somalia ayaa la sheegay inay toogasho ku dileen 2 Burcad-baddeed, halka mid kalena y dhaawaceen, kadib, markii ay Burcad-baddeeda isku dayeen inay afduubtaan Mrkab maalintii shalay. Axmed C/llaahi oo ka tirsan Ciiddanka La-dagaalanka Burcad-baddeeda ee Maamulka Puntland ayaa sheegay in raggaasi la dilay qeyb ka ahaayeen koox ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddanka Badda ee Caalamiga kuna sugan Badda Somalia ayaa la sheegay inay toogasho ku dileen 2 Burcad-baddeed, halka mid kalena y dhaawaceen, kadib, markii ay Burcad-baddeeda isku dayeen inay afduubtaan Mrkab maalintii shalay.

Axmed C/llaahi oo ka tirsan Ciiddanka La-dagaalanka Burcad-baddeeda ee Maamulka Puntland ayaa sheegay in raggaasi la dilay qeyb ka ahaayeen koox ka kooban 9 Burcad-baddeed, kuwaasi oo la toogtay xilli ay doonayeen inay Markab aan la shaacinin ka qafaashaan meel ku dhow Gacanka Cadmeed.

- Advertisement -

Markab Dagaal oo meesha aan ka fogeyn ayaana la sheegay inuu Tacshiiradda ku furay Kooxda Burcad-baddeeda, iyadoo 6 ka mid ah u suurto-gashay inay baxsadaan.

Dadka deggan Tuulladda Durduri ee Xeebta Gobalka Sanaag ayaa sheegay inay maanta arkeen maydadka 2 nin oo la sheegay inay Burcad-baddeeda soo dhigeen meel ku dhow Xeebta Tuulladaasi.

Falalka Burcad-baddeeda ayaa dhawaanahan ku soo kordhayey Badda Somalia, 5 sanno oo aysan wax  falal Burcad-baddeednimo.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts