HomeWararDHAGEYSO: Wasiir Ducaale“ Mid Ka mid ah Labada Ruux ee La Toogtay...

DHAGEYSO: Wasiir Ducaale“ Mid Ka mid ah Labada Ruux ee La Toogtay waxaa uu Dilay Xoghayihii Wadajir”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka amniga gudaha Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) oo gaaray degmada Wadajir, gaar ahaan xaafada danwadaaga ah oo ay maanta ciidamada dowladda ay ku toogteen laba ruux oo la sheegay inay hoobiyayaal ku tuureen qeybo ka mid ah degmadaas, ayaa marka hore u mahad celiyey ciidamadii amaanka ee ka hortagay falkaasi, waxaana uu sheegay in howgal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka amniga gudaha Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) oo gaaray degmada Wadajir, gaar ahaan xaafada danwadaaga ah oo ay maanta ciidamada dowladda ay ku toogteen laba ruux oo la sheegay inay hoobiyayaal ku tuureen qeybo ka mid ah degmadaas, ayaa marka hore u mahad celiyey ciidamadii amaanka ee ka hortagay falkaasi, waxaana uu sheegay in howgal guuleystay ay fuliyeen ciidamadaas.

Wasiir Ducaale waxaa uu tilmaamay in labada ruux ee lagu dilay howlgalkaas mid kood uu dilay xogahayiihi degmada Wadjir Cabdiraxmaan iyo laba askri oo ilaalo u aheyd oo dhawaan kooxa hubeysan ay ku toogteen Muqdisho.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts