HomeWararMadaxweynaha Sudan oo booqan doona Addis Abeba.

Madaxweynaha Sudan oo booqan doona Addis Abeba.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dalka Sudan, Omar Hassan Al-bashiir ayaa la filayaa inuu maalinta Talaadada ee soo socota booqasho ku tago Caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba. Sida uu qoray Wargeyska Sudan Tribune, waxa uu Madaxweynee Al-bashiir la kulmi doonaa Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, Hailemariam Desalgn oo ay ka wada hadli doonaan Xoojinta Xiriirka Labada Waddan. Hoggaamiyayaasha waxaa wada-xaajoodkooda udub […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Sudan, Omar Hassan Al-bashiir ayaa la filayaa inuu maalinta Talaadada ee soo socota booqasho ku tago Caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba.

Sida uu qoray Wargeyska Sudan Tribune, waxa uu Madaxweynee Al-bashiir la kulmi doonaa Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, Hailemariam Desalgn oo ay ka wada hadli doonaan Xoojinta Xiriirka Labada Waddan.

- Advertisement -

Hoggaamiyayaasha waxaa wada-xaajoodkooda udub dhexaad u noqon doona sidii ay u kala saxiixan lahaayeen Heshiisyo  iyo Is-fahamka labada dhinac.

Madaxweyne Al-bashiir waxaa kaloo la filayaa inuu booqdo qaar ka mid ah Wershadaha Ethiopia

Labada Waddan waxaa ka dhexeeya Heshiisyo badan oo Iskaashiga, oo ay ku jiraan Korontadda, Ammaanka, Kaabayaasha iyo qeybaha kale.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts