HomeWararDhacdo Xanuun Badan: Gabar yar oo lagu dilay Buulo-xuubeey

Dhacdo Xanuun Badan: Gabar yar oo lagu dilay Buulo-xuubeey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Sitra Cabdiwahaab Cawil Bootaan waxa ay ahayd gabadh 7 jir ah oo caqli iyo maskaxba rabbi ku galadaystay, waana da’da labaad ee qoyska reer Cabdiwahaab oo ka koobnaa 3 carruur ah kahor sitra. Galinkii danbe ee maanta Sitra oo taagan gurigooda hortiisa xaafadda Buulo Xuubey waxa haleelay rasaas ay fureen rag ku labisan dharka ciidanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sitra Cabdiwahaab Cawil Bootaan waxa ay ahayd gabadh 7 jir ah oo caqli iyo maskaxba rabbi ku galadaystay, waana da’da labaad ee qoyska reer Cabdiwahaab oo ka koobnaa 3 carruur ah kahor sitra. Galinkii danbe ee maanta Sitra oo taagan gurigooda hortiisa xaafadda Buulo Xuubey waxa haleelay rasaas ay fureen rag ku labisan dharka ciidanka oo watay gaari dusha ka furan. Nasiib darro Sitra markii cusbitaalka la geeyay ayay naftu ka baxday.

Kooxdii dilkan arxandaradda ah gaysatay uma istaagin ilamaha yar ee ay dileen, waxayse iska sii wateen socodkooda.

- Advertisement -

Sitra inkastoo waayahan aanan arkin haddana waan la ilmeeyay geerideeda.

Cabdiwahaab iyo Hani oo ah labada waalid ee ay Sitra ka baxday si gaara ayaan ugu tacsiyeynayaa, ILAAHAY samir ha idinka siiyo, qalbiyadiina ha qaboojiyo, badal khayr qabana ha idinku deeqo. Aamiin

Warbixintan waxaa bartiisa facebook ku so qoray wariyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim oo aan ka soo xiganay balse bahda Radio Dalsan waxey soo gudbin doonaan wareysi aan ku raadin ay qoyskeeda iyo ehelkeeda oo ka sheekeyn dooonaa sida arxan darada ah ee loo dilay gabadhaas yar.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts