HomeWararDHAGEYSO: Shacabka Muqdisho oo Aragti ka dhiibtay Magacaabista Golaha Wasiirada

DHAGEYSO: Shacabka Muqdisho oo Aragti ka dhiibtay Magacaabista Golaha Wasiirada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Qaar ka mid ah shacbaka magaalada Muqdisho oo la hadlay Radio Dalsan ayaa ra’yigooda ka dhiibtay waxa ay la tahay magacaabista golaha wasiirada oo uu shalay ku dhawaaqay ra’isul wasaare Xassan Cali Kheyre. Shacabka ayaa inta badan soo dhaweeyey golaha wasiirada ee lagu dhawaaqay,waxaana ay sheegeen inay la dhacsanyihiin magacaabistaasi, oo ay ka codsadeen Baarlamaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaar ka mid ah shacbaka magaalada Muqdisho oo la hadlay Radio Dalsan ayaa ra’yigooda ka dhiibtay waxa ay la tahay magacaabista golaha wasiirada oo uu shalay ku dhawaaqay ra’isul wasaare Xassan Cali Kheyre.

Shacabka ayaa inta badan soo dhaweeyey golaha wasiirada ee lagu dhawaaqay,waxaana ay sheegeen inay la dhacsanyihiin magacaabistaasi, oo ay ka codsadeen Baarlamaanka inay siiyaan Codka kalsoonida, si loo ansixiyo golaha wasiiarada cusub.

- Advertisement -

Wariyaha Radio Dalsan Cabdinaasir Socdaaal ayaa ka hadlay qaar ka mid ah shacabka oo weydiiyey dareenkooda iyo waxa ay la tahay magacaabista golaha wasiirada

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts